Xaliimaa ballaysay 15-06-2007

Eeedadey xaliimaay xiddigtii dhulkeennaay inta ay xayaatadu xididdada dhaqaajee ee adi xidhkaagiyo xeradaada yimid baa waxay kugu xusuustaan martidood xurmaydiyo qaraabada xiriirkeed. (more…)

Malafsiga adduunkiyo macmacaanku wuu hari!

Masaakiintu madashiyo mawlahoodi bay sugan,

oo muddaa u taalla e, mujrimyohow habaarani

muhdiyohow aroortiyo, miranaaya leylkii

agoon moora duugtaa, oday muudde xoogtaa

(more…)

AFAR WAA MAHIIGAAN 21-12-2004

Aabbahay macaanow murtidad maanta ii marisay

maahmaahya afarreeya een seegin marinkeeda

aniguna min guurshoon dabeed maanso ku habeeyey

waxaad tiri adoo maarriyoo weliba miisaamay (more…)

Hoyataye Allow Hooyadey 18-12-2004

Kariimow hanuun kii lahoon 	hadimmo gaareynin
Keli hodon keligi hayste aan 	             lugula haamboorin
hadduu horin u hiishiyo hadduu 	uunka wada haysto
midaad hiiftay baan weligi helin 	wuxu u haaraaye
 (more...)

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!